Jarmalka ayaa wajaheysa xiisad siyaasadeed, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay dowladda dalkaasi kajirta, iyadoo dhawaan hogaamiyaha dalkaas uu codka kalsoonida weydiistay xubnaha Baarlamaanka.