Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsMunaasabad ay Nabadoon ku Dooratay Jufo Katirsan Beesha Murusade oo ka Dhacday...

Munaasabad ay Nabadoon ku Dooratay Jufo Katirsan Beesha Murusade oo ka Dhacday Ceelbuur.

Degmada Ceelbuur ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud waxaa ka dhacday, munaasabad ay kufada Abakar oo katirsan beesha Murusade ku dooratay nabadoon cusub oo ku hogaamiya ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Halkaan ka Degso Warka Nabadoonka Cusub

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.