Xildhibaan Maxamed Keerow Maxamed oo kamid ah Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa tilmaamay in Xasan Sheekh Maxamuud uu waalanyahay, doorashada uu sheegayana aanu ka qaban karin meel ka baxsan degmooyinka qaar ee Muqdisho.