Xildhibaan hore Bood Cabdulle Magan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay, in Xasan Sheekh Maxamuud aan lagu tilmaami karin madaxweyne, uuna yahay nin boobay hantida shacabka ah, sidoo kalena dhibaateeyey dadka Soomaaliyeed.
Wuxuu sheegay in go’doominta Xasan Sheekh Maxamuud uu kusoo rogay deegaanno kamid ah Jubbada Hoose iyo Gedo, ay dhalisay saameyn xoogan, dadkii xanuunsanaa ee halkaasi joogeyna loo la’yahay wax dawo ah, iyo qaab loo safriyo.
nin daba dhilif wax ka sugo waasaas