Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsKadib Dhicitaankii Bashaar Al-Asad Muslimiinta Suuriya ee qaxootiga Laga Dhigay oo kusoo...

Kadib Dhicitaankii Bashaar Al-Asad Muslimiinta Suuriya ee qaxootiga Laga Dhigay oo kusoo Qulqulaya Dalkooda.

Boqolaal kun oo qof oo Suuriya udhashay ayaa dalkooda dib ugu soo laabtay, kadib markii La riday dhiigyacabkii Bashaar Al-Asad, kuwaasoo qaxooti ahaan ugu noolaa wadamo katirsan Dunida.

In ka badan 270,000 [labo boqol iyo todobaatan kun] oo qof oo qaxooti ahaa ayaa dib ugu soo laabtay Suuriya, tan iyo markii uu meesha ka baxay nidaamkii Nuseriyada, sida lagu sheegay bayaan kasoo hay’adda UNHCR Qaramada Midoobay uqaabilsan qaxootiga.

War kasoo baxay wax loogu yeero Qaramada Midoobay ayaa sido kale lagu sheegay, in 5.5 malyan oo Suuriyaan ah ay ku noo; yihiin wadamada: Turkiga, Urdun, Ciraaq, Masar iyo Lubnaan, sida ay hadalka udhigtay.

Isku soo wada duuboo arrinta la hubo ayaa ah in dad badan oo udhashay Suuriya ay yimaadeen kadib markii la riday nidaamka Bashaar, talada ay la wareegeen kooxaha kacdoon wadayaasha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.