Magaalada Qazza waxa ay muddo ku dhaw sanad iyo bar martigalineysay gummaad wuxuushnimo ah oo uu kayaanka Suhyuuniga ah ku xasuuqay dad badan oo Muslimiin Falastiiniyiin ah.
Haddaba sidee ayay saxafiyiinta kasoo warama magaalada Qazza ufashiliyeen qorshayaasha Yahuudda, ee ku aadanaa iney aamusnaan ku gumaadaan Muslimiinta ku nool marinkaas? ku dhageyso warbixintaan hoose.
Halkaan ka Degso Warbixinta Qaza