Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 20-08-1446 oo waafaqsan 19-02-2025, Wara Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.
Halkan ka Degso Warka Subax 19 02 2025.