Wednesday, March 5, 2025
HomeAll NewsDowro Loosoo Xiray Haweenka Waxbarka Macaahida Degmada Saakow.

Dowro Loosoo Xiray Haweenka Waxbarka Macaahida Degmada Saakow.[DHAGEYSO]

Dowradaan oo uu soo agaasimay maktabka Dacwada ee degmada Saakow, ayaa waxaa loosoo xiray 240 oo kamid ah haweenka wax ka barta macaahida iyo madaariista degmadaas.

Dowradda ayay haweenku ku qaadeen duruus kala duwan, waxaana munaasabaddii gabagaba u aheyd kasoo qeyb galay marti kala duwan.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.