Waayadii u dambeysay ma dhicin weeraro cagmarin ah oo lagu beegsado ciidamada Dowladda Federaalka iyo Shisheeyaha, hadaba maxay ka dhiganyihiin weeraradan?
Wariye Cabdil Fataax Maxamed Qaasim ayaa falanqeynaya.