Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal adag la galay ciidamo katirsan Dowladda Federaalka, kuwaasoo ku sugnaa duleedka deegaanka Al-Kowthar ee hoosyimaada degmada Aadan Yabaal.
Hadaba sidee wax uga dheceen halkaas, maxaana ka ognahay khasaaraha?