Siyaasiyiinta Dowladda Fderaalka oo ay kamid yihiin xillibaanno hore ayaa tilmaamaya, in Dowladda Federaalka uu heysto fashil siyaasadeed iyo mid milliteri, oo ay kamid tahay weerarrada cagmarinta ee maanta ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Dhexe.