Wararka laga helayo goobaha lagu dagaallamay gaar ahaan deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku waramaya, in Kornel Xasan Dhicisow oo ah Taliyaha Booliska ee maamulkaa la baxay Hirshabeelle uu dhaawac kasoo gaaray dagaalka.