Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsCiidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo La Wareegay Ceel-Baraf.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo La Wareegay Ceel-Baraf.

Waxaa deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe si buuxda ula wareegay, ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kuwaasoo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan.

Deegaanka Ceelbaraf ayaa si dagaal la’aan ah waxaa ula wareegay ciidamada Mujaahidiinta, kadib markii ciidamada Dowladda Federaalka ay isaga firxadeen.

Xaaladda gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan goobaha ay ku suganyihiin ciidamada Dowladda Federaalka ayaa waxa ka taagan xaalad cabsi ah, iyadoo ciidamada Dowladda Federaalka ay ka baqanayaan iney la kulmaan weeraro waaweyn.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.