Runta, Amaanada iyo Ballan Oofintu waxa ay kamid yihiin sifaadka wanaagsan ee ay waajibka tahay inuu ku sifoobo qofka Muslimka ah.
Haddaba maxay tahay faa’iidada ay leedahay in ubadka yar lagu tarbiyeeyo runta, amaanada iyo ballan oofinta, maxaysa yihiin tallaabooyinka ay haboon tahay in la qaado si ubadka loogu tarbiyeeyo arrimahaas? ku dhageyso warbixintaan hoose.