Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsDhagayso Barnaamijka Qurunka Qabyaaladda .

Dhagayso Barnaamijka Qurunka Qabyaaladda [04].

Xilli Qabyaaladdu ay dhibaato ba’an ku heyso guud ahaan Muslimiinta caalamka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ee walaalaha ah, dalkana ay ka socdaan colaad beeleedyo ay hurinayaan Shisheeyaha iyo maamulllada ku daaban, ayaanu isku howlnay soo gudbinta barnaamij si qota dheer uga hadlaya dhibaatada qabyaaladda.

Barnaamijkan ayaa waxaa ka qeybgalaya culimo, waxgarad iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, kuwaasoo dhamaantooda isla qiraya iney Qabyaaladdu Qurun tahay, ayna bulshada Soomaaliyeed la gudboontahay iney ka dheeraadaan.

Halkan kala deg Barnaamij Gaar ah- Qurunka Qabyaaladda 04

–DHAMAAD–

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.