Drs Leyla Xamdaan ayaa waxa ay qortay maqaal ciwaankiisu yahay Sideen ku Noqon Narnaa Rabbaaniyiin Bisha Barakeysan ee Ramadaan? kaas oo ay kusoo gudbineyso talooyin muhiim ah oo ku socda Muslimiinta.
Haddaba maqaalkaan oo ah 2 qeybtood ayaan idiin soo gudbineynaa qeybtiisa koowaad ee hoos ka dhageyso.