Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Sabti ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 23-08-1446 oo waafaqsan 21-02-2025, Warka habeennimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Sheekh Cali.