Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 25-08-1446 oo waafaqsan 23-02-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cali Aadan.
Halkan ka Degso Dhuuxa Waresiyada 23-02-2025.