Maalmo kooban ayaa inooga harsan bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil fadli badan, taas oo Muslimiinta laga doonayo iney u diyaar garoobaan.
Warbaahinta Islamaiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa, duruus uu akhrinayo Sheekh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan oo ku saabsan bisha Ramadaan.