Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 26-08-1446 oo waafaqsan 24-02-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cali Aadan.
Halkaan ka Degso Barnaamijka Dhuuxa Waresiyada 24-02-2025