Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsDEG-DEG: Weerar Cagmarin ah oo Ka Socda Deegaanka Aboorrey ee Hiiraan.

DEG-DEG: Weerar Cagmarin ah oo Ka Socda Deegaanka Aboorrey ee Hiiraan.

Waxaa saaka ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen, saldhigyada ciidamada Dowladda Federaalka ee deegaanka Aboorrey ee gobolka Hiiraan.

Goobta waxaa ka dhacay dagaal aad u culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana jira khasaare kala duwan oo gaaray ciidamada Dowladda Federaalka.

Halkan kala deg DEG-DEG- Aboorrey oo saaka Weerar culus lagu qaaday

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.