Waxaa isa soo taraya dadka bogaadinaya dagaalladii saakay ka dhacay degaanka Arboobeey ee gobolka Hiiraan.
Suldaanka Beesha Xawaadle ee Koonfurta Soomaaliya Aadan Tifoow ayaa kamid ah dadka bogaadinaya dagaalladan.
Halkan ka Degso Wareysiga Suldaan.