Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa faafisay muuqaal shirweyne u dhexeeyey Maktabka Siyaasadda iyo Wilayaaadka iyo hogaanka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaasoo looga hadlayay xaaladda wadanka.
Gebegebada kulanka waxaa kasoo baxay war saxaafadeed dhinacyo badan taabanaya, oo la xiriira xaaladda wadanka, kaasoo dhanka kale lagu diray fariimo kala duwan.
Halkan kala deg Bayaanka kasoo baxay Shirka.