Waxaa markale maanta Marinka Qazza ka dhacay maxaabiis wareejin ay sameeyeen Kooxaha Muqaawamada, kuwaasoo markan wareejiyay meydadka 4 ruux oo Yahuud ah, kuwaasoo dhintay intii uu socday dagaalka Yahuudda ee Qazza.