Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeyda oo ah amiirka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa kalimad muhiim ah ka jeediyay, shirkii dhawaan usoo xirmay Maamullada Wilaayaatka Islaamiga iyo Hogaanka sare.
Kalimadan oo ciwaan looga dhigay ” Alle wuxuu idin Farayaa inaad Amaanaatka u celisaan dadka iska leh” wuxuu si qotadheer kaga hadlay, xaaladda dalka Soomaaliya, isagoo soo hadal qaaday dhabar adeygii ay sameeyeen Muslimiinta Qazza.
Halkan kala deg Kalimad Sheekh Abuu Cubeyda