Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsSarkaal Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Quus ka Muujiyay Dagaalka ay Kaga Jiraan...

Sarkaal Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Quus ka Muujiyay Dagaalka ay Kaga Jiraan Sh-dhexe.

Mid kamid ah Saraakiisha Dowladda Fedaraalka oo lagu magacaabo Ceydiid Maxad Cabdulle, ayaa aad ugu calaan calay malleeshiyaad ku sugan Sh/Dhexe oo taabacsan Dowladda Fedaraalka.

Sarkaalkan oo ah hojoogayaasha mid kamid ah malleeshiyada ku sugan gobolkaasi, ayaa sheegay iney xaaladdu ku xun tahay, garab waydiistay malleeshiyo uu ukhdbeynayay oo ay cagajiid ka aragtay Dowladda Fedaraalku , iyo ineysan dagaalka uheelaneyn.

Isagoo quus ka muujiyay rejada uu ka qabo dhankooda ayuu ka dalbaday iney ucadeeyaan mowqifkooda ku aaddan dagaalka.

Halkaan ka Degso Warka Sarkaalka

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.