Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Katirsan Maamulka HirShabeelle oo Sheegay in Balcad ay Maamusho Al-Shabaab.

Xildhibaan Katirsan Maamulka HirShabeelle oo Sheegay in Balcad ay Maamusho Al-Shabaab.

Xildhibaan Xasan Muuday oo katirsan baarlamaanka maamulka labaxay Hirshabeelle, ayaa sheegay in magaalada Balcad ay maamusho Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, maamulka kajira degmadana uu yahay mid fadhiid ah.

Isagoo ka hadlayay weerarkii dhawaan marti gelisay magaalada, ayuu sheegay in 80% tuulooyinka hoostaga Balcad uu kajiro maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.