Cali Balcad oo ah wasiiru dowlaha arimaha dibadda Dowladda Federaalka, ayaa soo hadal qaaday dekado ay suurogal tahay in la siiyo dowladda Itoobiya.
Wuxuu sheegay in Itoobiya ay iyadu kaalin ku leedahay xulashada dekadaha ay dooneyso, wadahadallada dhawaan dhici doonana looga wada hadli doona arimaha la xiriria dekadaha Itoobiya ay qaadaneyso.
Dowladda Federaalka ayaa hroay Itoobiya u siisay badda Soomaaliya, iyado ra’yu caamka Soomaalida ku khaldaeysa in dekadahaas ay kiro yihiin, arimo ganacsina loo isticmaalayo keliya, halka madaxda Itoobiya ay marar badan sheegeen damacooda rasmiga ah ee la xiriira badda Sooomaaliya.