Warbixin uu qoray mcadka Horn International Institute for Strategic Studies ee ka faallooda arrimaha amniga, siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah ee Geeska iyo guud ahaan Bariga Afrika, ayaa looga hadkay kobaca awoodda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Fashilka duullaanka Mareykanka ee Soomaaliya.