Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsBeelaha Surre iyo Garre oo Diyo ku Kala Qaatay Shabeellaha Hoose. .

Beelaha Surre iyo Garre oo Diyo ku Kala Qaatay Shabeellaha Hoose. [Dhagayso].


Munaasabad ka dhacday magaalada Kurtunwaarrey ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa diyo ku kala qaatay beelaha walaalaha ah ee Surre iyo Garre, kuwaasoo horey dad isaga dilay.

Beesha Surre ayaa ahayd beesha laga dilay qofka, waxaana beesha Garre ay wareejisay lacag dhan 27 kun oo doollar, iyadoo Surre ay cafisay lacag dhan 3 kun oo doollar.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.