Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsKhasaaraha Dagaalkii Biya Cadde ku Gaaray Dowladda Federaalka oo La Heley.

Khasaaraha Dagaalkii Biya Cadde ku Gaaray Dowladda Federaalka oo La Heley.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maalintii shalay, waxay dagaal culus kula wareegeen degmada Biya Cadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo laga eryay ciidamadii Dowladda Federaalka.

Khasaare isuga jira dhimasho, dhaawac iyo burbur gawaari ayaa Dowladda Federaalka loogu geystay Biya Cadde, waxaana hadda la helayaa xogo dheeri ah.

13 Askari oo katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa lagu dilay, dagaallo shalay ka dhacay magaalada Biya Cadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halka lagu dhaawacay 9 kale. Sidoo kale waxaa dagaalka lagu gubay gaari nooca Cabdi bilaha ah.

Maalinkii labaad waxaa magaalada Biya Cadde gacanta ku haya Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.