Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-dhexe oo wareysi siinayay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa uu kaga warbixiyay, xaaladihii ugu dambeeyay ee gobalka Sh-dhexe.
Sheekha ayaa sheegay in dhul baaxad leh oo katirsan Sh-dhexe ay la wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, isagoo soo hadal qaaday dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaanka Biyo-Cade ee gobalkaas.
Halkaan ka Degso Warka Waaliga