Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsCabasho Laga Muujiyay Ugaarsiga Duur-joogta Gobalka Togdheer.

Cabasho Laga Muujiyay Ugaarsiga Duur-joogta Gobalka Togdheer.[DHAGEYSO]

Dadka kunool deegaannada baadiyaha ee hoostaga magaalada Burco ee gobolka Togdheer, ayaa ka cabanaya dad si siyaado ah u ugaarsada duurjoogta halkaas kunool.

Dadkan oo degan deegaann lagu magacaabo Mijo Dhoqley oo hoostagta magaalada Burco, ayaa sheegay in deegaanka uu ka socdo ugaarsi sharci darro ah, oo saameeyay duurjoogta, kuwaasoo hadda ka cararaya deegaanka.

Halkaan ka Degso Warka Ugaarsiga Duur-joogta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.