Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsSucuudiga oo Lagu Eedeeyay in Boqallaal Xabashi ah uu ku Dilay Xadka...

Sucuudiga oo Lagu Eedeeyay in Boqallaal Xabashi ah uu ku Dilay Xadka uu la Wadaago Yeman.

Maamulka Ala-Sucuud ayaa waxaa lagu eedeeyay in boqallaal ruux oo Itoobiyaan ah uu ku dilay xadka ay wadaagaan Sucuudiga iyo Yeman.

Hey’adda sheegata iney u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay maamulka Aala-Sucuud ku eedeeyay, inuu laayay boqallaal tahriibayaal Itoobiyaan ah oo doonayay iney gudaha ugalaan Sucuudiga.

Halkaan ka Degso Warka Tahriibayaasha Itoobiyaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.