Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsDEG-DEG: Al-Shabaab oo La Wareegay Deegaan Kaabiga ku Haya Magaalada Jowhar.

DEG-DEG: Al-Shabaab oo La Wareegay Deegaan Kaabiga ku Haya Magaalada Jowhar.

diintaWararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku waramaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay horumar ballaaran ka sameeyeen, dagaallada iyo howlgallada ay ka wadaan gobolkaas maalmihii lasoo dhaafay.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta, deegaanka lagu magacaabo War Ciise oo qiyaastii 25km u jira magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dadka deegaanka ayaa si diiran usoo dhaweeyey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana hadda socda kalimaad loo jeedinayo dadka deegaanka.

La soco hadba wixii soo kordha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.