Sunday, March 9, 2025
HomeAll NewsXildhibaan ka Hadlay Xaaladda Amni iyo Tan Siyaaasadeed ee Heysata Dowladda Fedaraalka.

Xildhibaan ka Hadlay Xaaladda Amni iyo Tan Siyaaasadeed ee Heysata Dowladda Fedaraalka.

Xildhibaan Cabdiqaadir Jeylaani oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa isagoo wareysi bixinayay waxa uu ka hadlay xaaladda amni ee ay wajahayaan iyo dardarta dagaal ee ay lasoo baxday Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Waxa uu tilmaamay in ciidamada Xarakada MuJaahidiinta Al-Sbabaab ay dhawaan dagaal kula wareegeen degmada Balcad ee gobalka Sh-dhexe, wasiirkii amniga ee Dowladda Fedaraalkana uu habeenba guri seexo cabsi aawadeed.

Waxa uu dhanka kale sheegay in doorasho qof iyo cod ah aysan qaban karin Dowladda Fedaraalka, hadalkaasina uu yahay mashruuc uu Xasan Sheekh ku doonayo mudo kororsi.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.