Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsHaweenka Kunool Jilib oo Sahay Kala Duwan Ku Wareejiyay Ciidamada Al-Shabaab.

Haweenka Kunool Jilib oo Sahay Kala Duwan Ku Wareejiyay Ciidamada Al-Shabaab.

Munaasabad ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, ayaa haweenka halkaasi ku nool, waxay ku wareejiyeen sahay kala duwan, oo ay ugu talogaleen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku suga Jiidaha dagaalka.

Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay culimada magaalada, waxgaradka iyo waaliga gobolka Jubbada Dhexe, waxaana uu haweenka ka gudoomay hadiyadaha ay ugu talogaleen Mujaahidiinta.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.