Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsDowladda Federaalka oo Ka Hadashey Saameynta Dhaqaalihii uu Maraykanku Ka Jartay.

Dowladda Federaalka oo Ka Hadashey Saameynta Dhaqaalihii uu Maraykanku Ka Jartay.

Biixi Iimaan CIgalle oo ah wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka, ayaa qiray iney saameyn adag ku yeelatay Dowlada Federaalka, dhaqaalihii uu jartay madaxweynaha Maryakanka Donald Trump ee lagu bixinayay duullaanka Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay, in ciidamada Danab ee uu Maraykanku gacanta ku hayay, ay yihiin kuwa ugu daran ee ay samaeysay dhaqaalaha ay joojisay Dowladda Maraykanka.

Wuxuu intaa ku daray in si guud hay’adaha Dowladda Federaalka ay culees ku keentay go’aanka dowladda Maraykanka.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.