Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsDhageyso: Kitaabka Haweenka iyo Qur’aanka Sheekh Cabdul Ilaah.

Dhageyso: Kitaabka Haweenka iyo Qur’aanka Sheekh Cabdul Ilaah.[Dersiga 05aad]

Warbaahinta Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda leedahay meel walbo oo aduunka ka joogaan Ramadaan Mubaarak, Allaah waxaan weydiisanaynaa inuu na waafajiyo kheyraadka ku jira bisha barakeysan ee Ramadaan.

Inta lagu guda jiro bishaan waxaan dhageystayaasheenna ugu tala galnay duruus Ramadaani ah, waxaana duruustaasi kamid ah kitaabka Haweenka iyo Qur’aanka, waxaana soo jeedinaya Sheekh Cabdul Ilaah.

Halkaan ka Degso Dersiga 05aad

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.