Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsXarunta Maamulka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo oo Qarax Lagu Weeraray.

Xarunta Maamulka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo oo Qarax Lagu Weeraray.

Waxaa saaka magaalada Kismaayo ee xarunta u ah maamulka labaxay Jubbaland ka dhacay, weerar qarax ah oo lagu qaaday dhismaha xarunta maamulka ee magaalada.

War ay baahisay Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay, in ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ay qarax ku weerareen xarunta maamulka Jubbaland ee magaalada Kismaayo.

Sida lagu sheegay warka, waxaa jira khasaare kala duwan oo gaaray xubnihii ku sugnaa xarunta la weeraray, inkastoo aan la bixin tafaasiil dheeraad ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.