Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsBulshada Baladweyne oo ku Hanjabay Leynta Ciidamo ku Haya Dhac Baahsan.

Bulshada Baladweyne oo ku Hanjabay Leynta Ciidamo ku Haya Dhac Baahsan.

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa lasoo sheegayaa iney kusii xoogeysanayaan, dhaca iyo boobka ay geysanayaan ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku sugan magaaladaas.

Xaafadaha ku yaalla galbeedka Baladweyne ayaa ah kuwa ugu badan ee ay dhaca ka geysanayaan ciidanka, kuwaas oo taleefannada ka qaata dadka islamarkaana jabsanaya xarumaha ganacsi.

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne ayaa waxa ay sheegeen iney hubkooda lasoo baxayaan, hadda wixii ka dambeeyana ay leyn doonaan ciidamada Dowladda Fedaraalka qoryahana ka qaadan doonaan.

Halkaan ka Degso Warka Baladweyne

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.