Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsMaamulka Soomaaliland oo Xariga ka Jaray Manhaj Lagu Marin-habaabinayo Maxaabiista.

Maamulka Soomaaliland oo Xariga ka Jaray Manhaj Lagu Marin-habaabinayo Maxaabiista.

Maamulka la baxay Soomaaliland ayaa xarigga ka jaray manhaj lagu sheegay in lagu marin habaabinayo maxaabiista ku xiran xabsiyada gobollada waqooyi.

Munaasabad ka dhacday magaalada Hargeysa ayaa waxaa xarigga looga jaray manhaj waxbarasho oo kooban islamarkaana loogu tala galay maxaabiista ku xiran xabsiyada uu gacanya ku hayo maamulkaas.

Halkaan ka Degso Warka Hargeysa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.