War qoraal ah oo ay si wada jir ah usoo saareen hogaamiyayaasha mucaaradka ah ee kala ah C/raxmaan C/Shakuur Warsame, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre, ayaa waxaa eedeymo loogu jeediyay Dowladda Fedaraalka.
Waxa ay tilmaameen in fashilka dagaallada ka socda gobalka Sh-dhexe uu u laabanayo Dowladda Fedaraalka, waxa ayna dhanka kale sheegeen in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay lasoo baxday awood horleh.
Halkaan ka Degso Warka Mucaaradka