Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 07-09-1446 oo waafaqsan 07-02-2025, warka Subax waxaa soo jeedinaya Cabdalla Mukhtaar.