Sunday, March 16, 2025
HomeAll NewsCali Wajiis oo Sheegay in Baarlamaanku Meel Marinayo Xeer Baneynaya Ribada.

Cali Wajiis oo Sheegay in Baarlamaanku Meel Marinayo Xeer Baneynaya Ribada.

Wadaadaha u fatwooda Shisheeyaha dalka kusoo duuley iyo Dowladda Federaalka, ayaa ka marqaati kacay in baarlamaanka Dowladda Federaalka uu meel marinayo xeer baneynaya Ribada, oo la doonayo iney bunuukta dalka ka jirta dhaqangeliyaan.

Cali Wajiis oo ah la taliyaha madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa isaga iyo wadaado kale waxay qabteen shir jaraa’id, oo ay kaga waramayaan arinkaas.

Cali Wajiis ayaa hadalkiisa waxaa ka muuqday inuu ka xanaaqsanyahay inaan lasoo marinin xeerkaas, wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay xeer ay wataan dad wadamada gaalada kusoo barbaaray, oo leh dhaqanka gaalada.

Halkaan ka Degso Warka Cali Wajiis

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.