Sheekh Xasaan Xuseen oo kamid ah culimada Diinta Islaamka ayaa dadka Soomaaliyeed usoo jeediyay inay ka feejignaadaan siyaasiyiinta qabyaalada ku owr-kacsada ee Xabashida soo dhaweysanaya iyagoo madaxda Itoobiya ku tilmaamaya inay Soomaali yihiin.