Wednesday, March 12, 2025
HomeUncategorizedKooxo Burcad ah oo Ganacsade Soomaali ah ku Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Kooxo Burcad ah oo Ganacsade Soomaali ah ku Dilay Dalka Koonfur Afrika.[DHAGEYSO]

Dalka Koonfur Afrika waxaa lasoo warinayaa inuu ka dhacay dul loo geysta mid kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalkaas.

Dilka ganacsadahaan Soomaaliga ah ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay xaafadda Joe slovo oo ka tirsan magaalada Port Elizabeth oo katirsan dalka Koonfur Afrika.

Burcad hubeysan ayaa waxa ay ganacsadahaan kusoo weerareen goobtiisa ganacsi iyagoo halkaasi ku dily, waxa ay sidoo kale dhac ugeysteen hantidii tiillay xarunta ay weerareen.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.