Tuesday, March 11, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Qirtay in Sharikadaha Qaar ay Joojiyeen Duulimaadyadii Muqdisho.

Dowladda Fedaraalka oo Qirtay in Sharikadaha Qaar ay Joojiyeen Duulimaadyadii Muqdisho.

Iyadoo dhawaan uu Mareykanku soo saaray digniin ah in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab au suuragal tahay weeraro ay ka fuliso magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay taasi saameyn ku yeelatay Dowladda Fedaraalka.

Qaar kamid ah sharikadaha duulimaadka ee Dowladaha Shisheeye ayaa waxa ay joojiyeen duulimaadyadii ay ku imaan jireen magaalada Muqdisho.

Waxaa arrintaasi xaqiijiyay Fardowsa Cismaan Cigaal oo ah Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Fedaraalka, iyadoo dhanka kale xustay in shariadahaas aysan wax xiriir ah lasoo sameyn Dowladda Fedaraalka ayna si hiskood ah u joojiyeen duulimaadyada.

Halkaan ka Degso Warka Dowladda Fedaraalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.