Ciidamada Xaraakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la wareegay degaan hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Sh/dhexe.
Degaankan oo lagu agacaabo Bursha Sheekh ayaa waxaa gaaray ciidamo qalabaysan oo ka tirsan milatariga Xaraakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyadoo askarta Dowladda Fedaraalkaay awoodi waayeen iney dagaalamaan.
Waxaan xogta ku heleynaa in ciidamada Xaraakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la wareegeen degaanka, halka ciidanka Dowladda Fedaraalka ay carar ku galeen degmada Cadalle ee gobolka Sh/dhexe.
Halkaan ka Degso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 08-03-2025.mp3