Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsWasiir u Hanjabay Saraakiil iyo Dad uu Sheegay Iney Faafinayaan Aragtida &...

Wasiir u Hanjabay Saraakiil iyo Dad uu Sheegay Iney Faafinayaan Aragtida & Sawirrada Al-Shabaab.

Cumar Cali Cabdi oo ah Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashandhiga Dowladda Federaalka, ayaa hanjabaad culus u jeediyay saraakiil katirsan Dowladda Federaalka, oo uu ku eedeeyay iney faafiyaan aragtida iyo sawirada ay baahiso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wuxuu sheegay in saraakiishaas ay xogtooda hayaan, tallaabana ay ka qaadi doonaan.

Wasiiru dowlaha wuxuu sidoo kale sheegay in xillibaannada la faray iney furimaha dagaalka tagaan, halkaasina sawirro isaga soo qaadaan.

Halkaan ka Degso Warka Hanjabaadda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.